Wasiirada Maaliyadda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo qeybsanaya Deeqdii World Bank

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka oo uu wehliyo Maamulka Gobolka Banaadir. War-murtiyeed laga soo saray shirkan oo ka socday Hotel ku yaalla Garoonka Muqdisho ayaa lagu heshiiyey in si lagu wada qanacsan yahay loo qeybsado dhaqaalaha kabkii Miisaaniyadda ee laga helay Bankiga Adduunka iyo qodobbo … Continue reading Wasiirada Maaliyadda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo qeybsanaya Deeqdii World Bank