Sunday, May 25, 2025

Wasiir Xoosh: ‘Afti looma qaadi karo Dastuurka, laba sabab darteed…” [Dhageyso]

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inaan afti Dastuurka loo qaadi karin laba arrimood dartood.

Wasiir Xoosh ayaa sheegay in nabadgelyada darteed aan laga gaarin karin afti loo qaado Dastuurka, xitaa haddii ay nabadgelyo jirtana ay u muhiim tahay Somaliland ay qeyb ka noqoto Dastuurka.

Wuxuu sheegay haddii Somaliland aysan ku jirin geedi socodka in arrintu u muuqaneyso mid laga maarmay. Wasiirka Dastuurka kulamo iyo shirar looga hadalyo dib u eegista Dastuurka ku tegay xarumaha maamul goboleedyada.

Ad

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON