Sunday, April 27, 2025

Wasiir Roobow oo Amarro culus kasoo saaray Alshabaab iyo Culimada la macaamisha

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amarro ku saabsan Alshabaab oo ku socda culimada iyo magaca kooxda loogu yeerayo.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda uu wasiirka ka yahay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa lagu sheegay in culimada Soomaaliyeed laga reebay inay macaamilaan kooxaha Khawaarijta iyo in aan loogu yeeri karin macgac aan ahayn ‘Khawaarij’.

Qoraalka Wasiir Roobow ayaa lagu sheegay in argagixisada Al shabaab loo Isticmaali karo oo kaliya magaca Khawaarij, isla markaana culimada laga reebay aadista Alshabaab, taasoo ay ka dhalaneyso fal denbiyeed.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON