Wednesday, May 21, 2025

Wasiir Maareeye oo Is-diiwaangelin Cusub kusoo rogay Hoteelada, Beeraha Dalxiiska & Shirkadaha… (Akhriso)

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa soo saartay qoraal ku amraya shirkadaha duulimaadka, Hoteelada, Beeraha Dalxiiska iyo Goobaha ku howlahan arrimaha Dalxiiska iney iska diiwaangeliyaan Wasaaradda.

Qoralka oo uu ku saxiixnaa agaasimaha Wasaarada ayaa lagu sheegay in muddo 30-cisho ah gudahood ay goobahaasi isku diiwaangeliyaan, iyadoo ciddii aan is-diiwaangelin loo aqoonsan doono inay sharci-darro ku shaqeyso.

Xarumaha lagu soo rogay is-diiwaangelinta cusub ayaa heysa shatiyada Wasaaradda Ganacsiga iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON