Wasiir ku xigeenkii Arrimaha Gudaha oo ka goostay Maamulka Jubbaland, iskana dhiibay Doolow..

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiir ku xigeenkii Arrimaha Gudaha maamulka Jubbaland ee taageersanaa Axmed Madoobe inuu ka goostay maamulkaasi, kuna biiray dhinaca dowladda Federaalka Soomaaliya. Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan Degmada Doolow ayaa sheegaya in Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland C/raxmaan Maxamed Xuseen (Cawar) uu maanta isu dhiibay ciidamada … Continue reading Wasiir ku xigeenkii Arrimaha Gudaha oo ka goostay Maamulka Jubbaland, iskana dhiibay Doolow..