Wasiir Khadiijo M. Diiriye oo lagu eedeeyay inay xoog ku heysato Guriga Gen. Max’ed Abshir. (Daawo)

Qoyska Jeneraal Maxamed Abshir Muuse iyo Wakiilkooda ayaa ku eedeeyay Wasiirada cusub ee Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka inay muddo 4 sano ah xoog uga heysto Guri ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Qeylo dhaanta Qoyska Maxamed Abshir oo saxaafadda la marsiiyey ayaa waxaa ka hadlay wakiilka Qoyska Maxamed Abshir oo sheegay inuu ka kireeyay Guriga ku … Continue reading Wasiir Khadiijo M. Diiriye oo lagu eedeeyay inay xoog ku heysato Guriga Gen. Max’ed Abshir. (Daawo)