Tuesday, November 5, 2024

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare (4646 Arday oo dhacday)

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay natiijada guud ee imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka.

Imtixaanka dowlada ee sanad dugsiyeedka 2020/2021 waxaa ka qeyb galay 34,908 Ardey, waxayna Wasaaradda Waxbarashdai yo Taclinta sare ay shaacisay 10-ka arday ee ku guuleystay kaalimaha hore ee Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, waxaa dhacay 4646 arday, iyadoo ay baaseen 30262 Arday oo u badan kuwa Gobolka Banaadir.

Waxaa kaloo Wasaaradu shaacisay Dugsiyada ugu sareeya imtidaanka iyo kuwa ugu hooseeya oo Gobolka banaadir uu noqday kuwa ugu badan 100-ka dugsi ee ugu hooseeya.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON