Thursday, March 20, 2025

Wasaaradda Waxbarashada oo 25 Dugsi fartay inaysan qaadan Amarrada Maamulka G/Banaadir

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa amar cusub kusoo rogtay iskuullada dawladda ee ku yaala Gobolka Banaadir, iyadoo fartay inaysan ka amar qaadan Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Maamulka 25 Dugsi oo ku yaalla magaalada ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda uu qoraal u diray, isagoo u sheegay inay wax xiriir ama wada-shaqeyn ah la yeelan maamulka Gobolka Banaadir, tasoo uu sabab uga dhigay in Wasaaradda ay bixiso mushaarka dhammaan macalimiinta iskuulada dowladda.

Arrintan ayaa qeyb ka ah khilaafka faraha ka baxay ee u dhaxeeya maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaaradda waxbarashada, kadib markii Maamulka gobolka Banaadir kharashaad iyo lacago kusoo rogay macalimiinta iyo Dugsiyada halkii uu dhaqaale siin lahaa.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAREGTO CUSUB

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON