Saturday, May 17, 2025

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Canshuurta Iibka gaarsiiyay Maamul Goboleedyada [Akhriso War-murtiyeed]

Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa canshuurta iibka gaarsiiyey Maamul Goboleedyada dalka.

Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa laga soo saaray war-murtiyeed go’aano kasoo baxay arrimaha hanaanka qaadista canshuuraha Dalka iyo sidii loo midayn lahaa.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa yiri: “Waxaa maanta aan isla garannay sidii loo midayn lahaa canshuuraha  qaarkood gaar ahaan canshuuraha gadista, waxaa kaloo aan isla-garanay in kheyraadka iyo qeybtooda iyo sidii loogu talagalay aan ku heshiinay  anaguna raacsanahay”.

Ad

HOOS KA AKHRI WAR-MURTIYEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON