Monday, November 11, 2024

Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda: “12 Askari ayaa lagu dilay weerarkii Buulomareer” [War-saxaafadeed]

Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda ayaa war kasoo saartay qasaraha weerarkii ciidamada Uganda ee AMISOM lagu qaaday shalay Gobolka Shabeellaha hoose.

Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Uganda Richard Karemire ayaa war-saxaafadeedka ku xaqiijiyay in Ciidamada Uganda ay ka dhinteen 12 Askari 7 kalena uu dhaawac ka soo gaaray.

Wuxuu sheegay in Askata dhaawaa loo qaaday Isbitaalka AMISOM ee magaalada Muqdisho. Wuxuu tacsi u diray qoyska iyo ehelada ciidamada la dilay.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON