Sunday, January 26, 2025

Wasaaradda Gaadiidka Somalia oo ka baxday Heshiisyo aan hore loo shaacin oo ay kula jirtay 5 Shirkadood [Akhriso]

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday oo ka noqotay heshiisyo Qandaraas ah aan hore loo shaacin oo ay kula jirtay shan shirkadood, kuwaasoo qaabilsanaa Hubinta Bedqabka Gaadiidka [M.O.T ama Kalaawito].

Heshiisyadan ayaa kuwo ay dhibaato ku qabaan dadka leh Gaadiidka oo lacago looga qaato aan shaqo ah loogu qaban, iyadoo ugu danbeyn heshiisyadaasi laga noqday, iyadoo qoraalka kasoo baxay wasiirka wasaaraddaasi Maxamed C/llaahi Salaad [Oomaar] uu ku shaaciyey in gebi ahaanba la joojiyey tijaabadii bedqabka gaadiidka, mana jiro sabab faahfaahsan oo laga bixiyey arrintan.

Shirkadaha Wasaaradda Gaadiidka heshiiska kula jiray ee la laalay qandaraaskooda waxay kala yihiin: General Motors, Balqiisa General Service, Sawaasiya General Service, Gaagaale General Service, iyo Barwaaqo General Service.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON