Sunday, February 16, 2025

Warbaahinta Dowladda oo markii ugu horeysay laga baahiyey wararka Xisbiyada mucaaradka [DAAWO]

Warbaahinta ay dowladda Federaalka gacanta ku heyso ayaa markii ugu horeysay laga sii daayey war-saxaafadeedyo ay soo saareen qaar ka mida xisbiyadda dalka ka jira.

Telefishanka SNTV ayaa baahiyey war-saxaafadeedyo ay soo saareen xisbiyada ay hoogaamiyaan madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ku saabsanaa mowqifka dowladda Soomaaliya ka qaadatay xiisada diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Somalia.

Warbaahinta dowladda ee loo yaqaan warbaahinta Qaranka ayaa kaliye sii deysa wararka dowladda, iyadoo xitaa laga joojiyo wararka Baarlamaanka marka ay xiisad ama mooshin ka dhan ah madaxda sare uu ka jiro.

Ad

Lama oga inay ku ekaan doonto wararka ay xisbiyada ku taageeraan dowladda iyo inuu isbedel ku dhacay, taasoo aan rajo badan laga qabin.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON