Saturday, April 19, 2025

Wararkii ugu danbeeyay ee Baydhaba & Ciidamo taageersan Mukhtaar Roobow oo is abaabulaya

Wararka laga helay magaalada Baydhaba ayaa sheegay in caawa xaaladda magaalada ay kacsan tahay, iyadoo ciidamo kala duwan oo taageersan wadaadka Mukhtaar Roobow Cali lagu arkay xaafado badan oo ka tisran magaalada.

Dagaallo goosgoos ah ayaa ka dhacay magaalada ayaa laga soo weriyey qeybo ka mida magaalada, waxaana dhagaxyo lagu xiray wadooyinka, iyadoo bannaanbaxyo waaweyn ay hareeyeen magaalada.

Qaar ka mida ciidamada maamulka K/Galbeed ayaa ka mid noqday ciidamada taageersan Mukhtaar Roobow, waxayna iska hor imaad la galeen ciidamada Booliska ee dowladda federaalka ay geysay halkaasi.

Ad

Dagaalladii maanta waxaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dad ka badan 10 qof oo ay ku jiraan askar Itoobiyaan ah, waxaana weli qasan xaaladda magaalada Baydhaba.

Baydhaba
Baydhaba
Baydhaba

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON