Sunday, April 14, 2024

Wararkii ugu danbeeyay dagaal rogaal celis ah oo Alshabaab dib looga qabsaday Goog-gaduud

Dagaal rogaal celis ah oo ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa dowladda Itoobiya ay ku qaadeen maleeshiyada Alshabaab ayay dib ugu qabsadeen degaanka Goof-gaduud.

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in dagaalka rogaal celinta ah uu ka dambeeyay markii ay xalay xilli danbe Alshabaab ku qabsadeen degeenka Goog-gaduud dagaal kedis ahaa iyagoo heystay ilaa maanta duhurtii, balse dib uga baxeen markii ciidamada Itoobiya ay gaareen degaanka.

Ciidamo laga abaabulay magaalada Bayadhaba ayaa qaaday weerarka iyadoo dagaal culus oo labada dhinac dhex maray uu dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Wararka ayaa sheegaya in 10 qof ka geeriyoodeen labada dhinac iyo dhaawac ka badan 15 kale.

Ad

8 ka mida maleeshiyada dhintay ayaa la sheegay inay ahaayeen Alshabaab, sida uu sheegay wasiirka maleeshiyaadka Koonfur Galbeed.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON