Saturday, April 20, 2024

Wararkii ugu danbeeyay Dagaal Culus oo dib uga qarxay magaalada Laascaanood

Dagaal culus ayaa mar kale saaka dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoo ay socoto waawaantii ay waday dowladda Itoobiya oo labada dhinac u kala dab qaadeysa.

Madaafiic badan ayaa ku habsatay gudaha magaalada, waxaana lasoo weriyey in duleedka Laascaano ay uu ka dhacay dagaal culus oo dhex maray ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada degaanka oo is hor fadhiyay.

Dagaalka Saaka ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inuu geystay qasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur leh. Labada dhinac ayaa guulo kala sheegtay iyo maxaabiis ay kala qabsadeen.

Ad

Dhinaca ciidamad degaanka ayaa soo bandhigay Gaari kuwa tiknikada ah oo ay ka qabsadeen Somaliland iyo maxaabiis, Somaliland ayaa dhinaceeda shaacisay inay dagaal ay ku soo qaadeen Puntland iyo xulafadeeda Laascaanood, ayna ka qabatay maxaabiis dagaal.

Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana la sheegay in dagaalka ugu weyni ka socdo buuraha magaalada ku xeeran iyo degaanka Mareegta oo ah halka laga soo galo magaalada.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON