Wararkii ugu danbeeyay Dab Qasaare geystay oo qabsaday Suuq Bacaad [Sawirro]
Dab caawa ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare, iyadoo lagu guuleystay in la damiyo. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Dabka lagu guuleystay in la damiyo, iyadoo uu saameyn ku yeeshay qeybta sarifka iyo Dharka. Dabka ayaa la sheegay inuu ka dhashay Koronto, waxaana bas beelay Bakhaar weyn oo … Continue reading Wararkii ugu danbeeyay Dab Qasaare geystay oo qabsaday Suuq Bacaad [Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed