Saturday, April 19, 2025

WAR CUSUB: Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay Kaniisad ku taalla Faransiiska iyo Dad lagu dilay..

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Mindi Kaniisad ku taalla magaalad Nice ee dalka Faransiiska.

Weerarkan ayaa ka dhacay Kaniisada xaafadda Basilica ee Notre-Dame magaalada Nice, iyadoo lagu dilay laba qof, dhowr kalena lagu dhaawacay, sida uu sheegay Duqa magaalada Nice  Christian Estrosi oo goobta falku ka dahcay agaray.

Booliska ayaa go’doomiyey Kaniisada, waxaana la sheegay in la qabtay qofkii weerarka geystay. waxayna dowladda Faransiisku sheegtay inuu weerarku ahaa mid argagixisio.

Ad

Weerarradan ayaa daba jooga aflagaado Faransiisku u geystay Diinta islaamka iyo Nebi Muxamed NNKH, iyadoo uu yahay kii saddexaad ee dalkaasi ka dhaca oo Midni loo adeegsado.

La soco wixii soo kordha..

The attack is thought to have begun around 9am before police were called, and arrested the perpetrator. The area is now cordoned off
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON