Saturday, April 19, 2025

WAR CUSUB: Bandow Habeen iyo Maalin soconaya oo lagu soo rogayo magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo Hay’adda ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xoojin doono howlgallada caasimadda ka socda.

Xogta ayaa sheegeysa in ciidamada xasilinta magaalada Muqdisho ay bandow saari doonaan magaalada maalmaha ugu danbeeya ee bisha Ramadaan si looga hortago ammaandarro ka timaada kooxda Alshabaab.

Tobanka dambe ee Bisha Ramadaan ayaa la sheegay in Bandow habeen iyo maalin socon doona la qorsheeyay in magaalada Muqdisho la geliyo, iyadoo Galabnimada uu bilaaban doono Bandowga.

Ad

Arrintan oo noqon doonta tii ugu horeysay ee in muddo ah ka dhacda caasimadda ayaa ka mida qorshe uu wato agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), isagoo sabab uga dhigay in lagu badbaadiyo dadka Muqdisho oo bishga Ramadaan la kulmi jiray weerarrada iyo qaraxyada ugu badan.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON