Saturday, April 26, 2025

Wakiilada Beesha Caalamka oo kulan xasaasi ah la leh Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta

Waxaa xarunta Afisyoone ka socda kulan gaara oo wakiilada Beesha caalamka la leeyihiin Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

Kulankan oo ahaa kii ugu horeeyay ee dhex mara labada dhinac, kadib markii laga laabtay muddo kororsigii, maamulka doorashadana lagu wareejiyey Maxamed Xuseen Rooble ayaa la sheegay inay dalbadeen Wakiilada Beesha Caalamka oo warbixin ka sugaya RW Rooble.

Waxa kulanka ka qeyb galaya wasiiro ka tirsan xukuumadda xilgaarsiinta, waxaana lagu wadaa in looga doodo xaaladda Muqdisho, xalinta qalalaasaha ka dhacay iyo qorshaha dib u bilaabidda wadahadalkii Doorashada Soomaaliya.

May be an image of one or more people, people standing and indoor
May be an image of 1 person, standing and sitting
May be an image of 1 person and standing
May be an image of one or more people, people standing and indoor
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON