Saturday, April 19, 2025

Wadaad Suufi ah oo in ka badan 20 ka mida xertiisa ku laayay Baangad & Sun [Sawirro]

Booliska Pakistan ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof uu dilay nin madax ka ah meel ay ku cibaadaystaan dadka suufiyiinta ah ee gobolka Punjab.

Booliska magaalada Sargodha ayaa xiray ninkaas la rumaysan yahay inuu mas’uul ka ahaa dilka.

Waxay sheegeen in Abdul Waheed, oo madax ka ahaa meel lagu cibaadaysto oo ku taalla tuulo magaalada ka baxsan, uu xertiisa ugu yeeray mid-mid inay qol u soo galaan, ka hor intii uusan siin cunto sumeysan kadibna ku weerarin baangado ilaa uu ka dilay.

Ad

Dad halkaa deggan ayaa u sheegay TV Pakistan ku yaalla inuu si joogto ah u jirdilo dadka taabacsan.

Boolisku waxay sheegeen in ninkaas oo u muuqday in maskaxdiisa ay wax u dhiman yihiin uu dilka qirtay, wuxuuna u sheegay inuu sidaa u sameeyey bacdamaa ay dadkii uu dilay doonayeen inuu isagu dhinto.

- Advertisement -

Relatives of the victims of a mass killing look on

Mid ka mid ah 4 qof oo dhaawacyo qaba oo dilka ka badbaaday ayaa booliska wargeliyey.

Warar Xul ah
SourceBBC

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON