Saturday, April 19, 2025

Uhuru Kenyatta oo Madaxtooyada Kenya ku qaabilay Madaxweyne Xasan Sheekh (sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ugu bilaabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa Galabta xarunta Madaxtooyada Kenya kusoo dhoweeyay madaxweynaha Kenua uhuru Kenyatta.

Madaxweynaha Keya ayaa waxaa ka muuqday farxad gaar ah oo ku saabsan socdaalka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana la filayaa inay heshiisyo ka gaaraan labada madaxweynaha arrimaha dhex yaalla Somaliya iyo Kenya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON