Friday, March 28, 2025

Trump oo si lama filaan ah u shaaciyey inuu ka guuleystay Musharaxa Joe Biden, haddana ka noqday

Madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay in looga guuleystay doorashadii Madaxweynaha, balse ka laabtay.

Farriin uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Donald Trump ku sheegay inuu ka guuleystay Joe Biden Doorashadii madaxweynenimada Mareykanka, laakiin wuxuu daba dhigay in Doorashadu ahayd mid musuqmaasuq baahsan hareeyay.

“Wuu guuleystay sababtoo ah doorashadii waa la boobay” ayuu ku soo qoray Twitter. kadibna waxaa warkan faafiyey warbaahinta Mareykanka oo sheegtay inuu Trump qirtay in laga guuleystay, taasoo si kulul u beeniyey, isagoo eedeeyay warbaahinta beenta ku dhisan sida uu yiri.

Ad

Trump ayaa weli diidan inuu aqoonsado natiijada Doorashadii looga adkaaday, isagoo dacwado badan ka furay Gobollo badan, inkastoo aanu ku guuleysan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON