Wednesday, July 17, 2024

TOOS: Malaayiin Xaaji oo maanta taagan Buurta Carafa iyo Digniinta Sacuudiga

Waxaa maanta Bannaanka Carafa ee dhulka barakeysan taagan dad ku dhow 2 Milyan oo sanadkan gudanaya Waajibaadka Xajka oo ka kala yimid dunida oo dhan.

Waajibka ugu weyn Xajka ayaa ah in maalinta 9-aad ee Bisha Dulxaj ay xujeyda istaagaan Buuraha Carafa iyo hareeraheeda, halkaas oo ay maalinta weyn ku qaadanayana Xujeyda sanadkan oo wajahaya kuleyl daran.

Dowladda Sacuudiga ayaa uga digtay Xujeyda sanadkan inaysan isu dhigin ileyska Qoraxda oo ah mid aad u sareeya dhulka Barakeysan, wuxuuna maanta gaaray 43 C, waxaana xujeyda loo sheegay inay qaataan Dallado ay qoraxda isaga dhigaan iyo Biyo.

Ad

Xujeyda ayaa Berri oo Axad ah u dabaal-degi doona Ciiddul Adxaa (Carrafo). Waxaa sandkan Soomaaliya ka xajiyey dad gaaraya 11,500, iyadoo la filayo in sanadaha soo socda Soomaaliya la tirada.

TOOS U DAAWO CARAFA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON