Munaasabad lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa ka socota xarunta maamulka Puntland ee magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland.
Munaasabadda waxaa ku sugan Shacab aad u fara badan kuwaasi oo isugu jira Mas’uuliyiin Waxgaradka iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan ee Puntland.
HOOS KA DAAWO
Warar Xul ah