Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden ayaa maanta loo dhaarinayaa xilka iyadoo ay wehliso madaxweyne ku xigeenka haweeneyda madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris.
Biden ayaa noqonaya madaxweynaha 46-aad ee dalka Mareykanka, waxaana maanta u bilaabanaya muddo afar sano ah oo uu ka arrimin doona Aqalka Cad, iyadoo uu wajahyo xaalado adag oo ka dhashay cudurka Covid-19 iyo kala qeybsanaanta uu dhaliyey Madaxweynihii xilka degay ee Donald Trump.
HOOS KA DAAWO
Ad



Warar Xul ah