Waxaa maalinta saddexaad magaalada Muqdisho ka socda Shahaado Bixinta Xildhibaanimo ee mudanayaasha labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
18 xildhibaan oo labada Aqal ah ayaa maanta qaatay shahaadooyinkooda, taasoo ay tiradii ugu yareyd intii ay socotay Shahaaado bixinta oo bilaabatay Sabtidii.
Wararka lagha helayo xarunta bixinta Shahaadooyinka GHuddiga FEIT ayaa sheegaya Gu
Liiska xildhibaannada maanta qaatay Shahaadada hoos ka akhriso:
1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
2. Hassan Idow Mohamed AS#22
3. Nor Mohamed Gedi AS#18
4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
6. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
8. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
9. Ifrah Mohamed Awed GSH#037
10. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
11. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
12. Fardowsa Osman Egal HOP#232
13. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
14. Deqo Hassan Hussein AS#43
15. Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008
16. Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52
17. Mohamed Bashiir Ali GSH#083
18. Hirsi Jama Ganni GSH#223