Sunday, April 27, 2025

Tirada Ciidamada faraha badan ee Mareykanka ka jooga Soomaaliya oo la kashifay [Akhriso]

Mareykanka ayaa si weyn u kordhiyay ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya, sida ay sheegteen warbixin ay qortay saxaafadda Mareykanka.

Tirada ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya ayaa hore lagu sheegay ilaa 40 askari oo u badan tababarreyaal, laakiin waxaa hadda la ogaaday in ilaa 500 oo askari Maryekanka ka joogaan Soomaaliya.

Warkan waxaa xaqiijiyay saraakiisha Wasaaradda Difaaca Mareykanka ee Pentegon-ka oo sheegay in ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya ay gaareen heerkii ugu sareeyay tan iyo 1995 markii uu Mareykanka ciidamadiisa kala baxay Soomaaliya.

Ad

Arrintan ayaa ka danbeysay markii ay si weyn u kordheen weerarrada Mareykanku ku qaadayo kooxaha Alshabaab iyo Daacish ee gudaha Soomaaliya. Wuxuu qorshahan qeyb ka yahay balaarinta madaxweyne Trump iyo awood dheeraad ah oo uu siiyay ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ka howlgalaya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON