Sunday, May 26, 2024

Taliyihii NISA ee Degmada Doolow oo la dilay iyo Xaaskiisa oo loo qabtay

Wararka laga helayo magaalada Doolow ayaa ee Gobolka Gedo ayaa sheegayaa in halkaasi lagu dilay Taliyihii Nabadsugida degmada Dolow Ibaraahim Hilowle Xuseen.

Dilka ka dhacay Hotel uu deganaan, waxaana loo qabtay Xaaskii uu qabay oo markaas la joogtay, waxaana baaritaan lagu hayaa inay dilka Taliyaha inay ku lug leedahay iyo in kale.

Qaaka dilka Taliyaha u dhacay ayaan kala caddeyn, waxaana la sheegay madaxa laga toogtay, balse xaaskiisa falkan loo xiray, iyadoo loo heysto inay dilka ku geystay Bistooladiisii.

Ad

Haweeneyda ku eedeysan dilka Saygeeda oo ahaa Taliyaha Nabadsugida degmada Doolow ayaa iyaduna ah Guddoomiyaa Ururka haweenka degmada Buurdhuubo, waxaana lagu magacaabaa Xamdi Cabdulaah Cali.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON