Friday, March 14, 2025

Taliyihii Ciidamada Nabad-sugidda Gobolka Hiiraan oo u goostay maamulka Ahlu Suna

Taliyihii Ciidanka Nabadsugidda Gobolka Hiiraan  ayaa la sheegay inuu ku biiray kooxda Ahlu-sunna  kadib markii xil ka qaadis lagu sameeyay oo uu diiday inuu xilka wareejiyo, waxayna wararku sheegayaan inuu tegay degmada Mataabaan oo Ahlu suna ku biiray.

Matabaan
Matabaan

Taliyaha goostay ayaa magaciisa lagu sheegay Cali Fanax, waxaana xilkiisa loo magacaabay  sarkaal kale la yiraado Faarax C/llaahi Juuni. Waa markii ugu horeysay oo taliye maamulka Hiiraan ka tirsanaa ku biiro kooxda Ahulu suna ee goboladda dhexe.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Guddomiyaha Gobolka iyo guddoomiyaha Degmada Baledweyne ay la kulmeen taliyaha goostay kuna tirtirsiiyeen inuu xilka Warejiyo.

Ad

Taliyaha ayaa la sheegay inuu xalay la baxsaday ciidamo isaga taabacsan una goostay dhinaca Ahlusunna ee ku sugan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON