Taliyihii Ciidamada Booliska Degmada Waaberi oo lagu dilay Qarax is-miidamin ah iyo Qasaaraha…

Alshabaab ayaa weerar is-miidaamin ah oo loo adeegsaday ku qaaday caawa saldhiga degmada Waaberi ee caasimadda Muqdisho. Qarax gaariga ayaa ruxay Saldhiga booliska degmada Waaberi oo ku yaala meel u dhow Isgoyska Dabka ee wadadda Maka Almukarama, waxaana la xaqiijiyey inuu qaraxa ku geeriyooday Taliyihii Saldhigga Booliska Waaberi Axmed Cabdulahi Baashane. Waxaa kaloo dhaawacii qaraxa … Continue reading Taliyihii Ciidamada Booliska Degmada Waaberi oo lagu dilay Qarax is-miidamin ah iyo Qasaaraha…