Monday, February 10, 2025

Taliyihii Ciidamada Booliska Degmada Waaberi oo lagu dilay Qarax is-miidamin ah iyo Qasaaraha…

Alshabaab ayaa weerar is-miidaamin ah oo loo adeegsaday ku qaaday caawa saldhiga degmada Waaberi ee caasimadda Muqdisho.

Qarax gaariga ayaa ruxay Saldhiga booliska degmada Waaberi oo ku yaala meel u dhow Isgoyska Dabka ee wadadda Maka Almukarama, waxaana la xaqiijiyey inuu qaraxa ku geeriyooday Taliyihii Saldhigga Booliska Waaberi Axmed Cabdulahi Baashane.

Waxaa kaloo dhaawacii qaraxa kasoo gaaray u dhintay Gaashaanle Dhexe Cabdi Baasid Maxamud Cageey oo ahaa ku xigeenka Taliyaha Qeybta Waliyow Cadde ee Booliska Gobalka Banaadir.

Ad

Waxaa kaloo qaraxa ku dhaawacmay taliye ku xigeenka saldhiga degmada Waaberi, iyadoo ay jiraan qasaaro kale oo qaraxu sababay.

Dad shacab ah oo qaraxa kula kulmay Wdadda ayaa la sheegay inay qaarna dhinteen, qaar kalane ku dhaawacmeen.

May be an image of outdoors
May be an image of motorcycle, road and text that says 'ICE'
May be an image of motorcycle, street and road
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON