Saturday, May 18, 2024

Taliye ka tirsanaa Ciidamada Gorgor oo ku dhintay Dagaal ka dhacay K/Mudug

Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay degaanka Jeexjeex eeduleedka Caad, Koofurta Gobolka Mudug, waxaana weerar ay qaadeen ciidamada Gorgor degaankaas oo Alshabaab ku sugnaayeen.

Weerarka ayaa yimid kadib markii duqeyn cirka ah lala beegsaday Alshabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo dhex maray ciidamada Gorgor, gaar ahaan Guutada 18-aad ee Gorgor.

Taliye Guutada 18-aad ee Gorgor e G/sare Cabdi Maxamed Suulnuug ayaa dhaawac soo gaaray dagaalka, waxaana la xaqiijiyay inuu markii danbe u dhintay, iyadoo uu weli dagaal culus ka socdo degaankaasi

Ad

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/qaador Nuur Kaamac Waxaan Shacabka Soomaaliyeed la wadaagey inuu Shahiidey Gaashaanle Cabdi Maxamed Suulnuuge oo ahaa abaanduulihii guutada 18aad ee GorGor ee CXDS.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON