Sunday, May 26, 2024

Taliye ka tirsan Milateriga iyo Askartii la socday oo lagu qarxiyay Gobolka Gedo

Wrark laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax lala beegaday Abaanduulaha ciidamada Milatariga Guutada 10aad, qaybta 43aad ee Gobolka Gedo Gaashaanle Dhexe Cabdirashiid Maxamed Cismaan (Rashiid Bohol).

Qaraxa ayaa la sheegay inuu haleelay Gaariga uu saarnaa abaanduuliyaha, waxaana ku dhintay lix askari, halka uu ku dhawacmay Abaanduulaha, si ay sheegeen dad goobjoogayaal ahaa.

Dhaawac abaanduulaha Guutadda Rashiid Bohol ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan, waxaana la sheegay inuu fudud yahay, iyadoo la geeyay degmada Luuq.

Ad

Qaraxa oo loo maleynayo inuu ahaa Miino ayuu si dirqi ah uga badbadaay G/Dhexe Cabdirashiid Maxamed Cismaan (Rashiid Bohol), iyadoo ay ku dhinteen ilaaladiisii. Waxaa xilkan loo magacaabay abaanduulaha bishii June ee sanadkan 2023.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON