Thursday, April 24, 2025

Taliyaha Ciidamada Milateriga Somalia oo War cusub soo saaray [Amar hore oo laga noqday- Daawo]

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa  maanta Shsr jaraaid  ku qabtay Magaalada Muqdisho, isagoo uga hadlay arrimo ay ka mid tahay war hore uga soo yeeray oo ku saabsan xubnaha laga qabto Alshabab in goobtooda lagu dilo.

General Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu marnaba  ku xad gudbi doonin Sharciga u dagsan dalka, isagoo ku caddeeyay in maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab ee lagu qabto dagaal ama howlgal ay horgeyn doonaan Sharciga.

Taliyaha ayaa ku dooday in hadal uu hore u yiri si khaldan  loo tarjumay, wuxuuna ku  eedeeyay warbaahinta, inay warkiisa u dhigtay in la dili doono raga ka tirsan Al-Shabaab ee lagu qabto Howlgalada.

Ad

Hadalka Jeneraalka uu maanta beeniyay ayaa ah mid uu shaaciyey 9-kii Disembar 2018, iyadoo ay ku qaadatay muddo ka badan Bil inuu warkaasi beeniyey, kadib markii cadaadis dhinacyo badan ka yimaadeen.

HOOS KA DAAWO WARKII HORE

- Advertisement -

DAAWO WARKA MAANTA

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1005503936302989/

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON