Wednesday, February 19, 2025

Taliyaha Ciidamada Milateriga oo Magacaabis iyo Bedel ku sameeyay 14 Taliyeyaal & Saraakiil (Akhriso Magacyda]

Taliyaha  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa isbedello waaweyn ku sameeyay Saraakiisha Talisyada Qeybaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobolada Dalka Soomaaliya.

Taliyaha ayaa magacaabay Xilka Taliyaha Qeybta 12-ka April ee Ciidanka Xoogga Dalka u magacabay S/guuto Tawane Axmed Maxamed. Waxaa isna G/sare Cabdisalaan Aadan Axmed   loo magacabay Abaandullaha Qeybta 12-ka April.

Wareegtada 00 26-kii bishan kasoo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa waxaa Xilalkii looga qaaday Taliyeyaasha qeybaha 27-aad, 60-aad, 21-aad iyo 54-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo taliyeyaal cusub loo maagcaabay.

Ad

Hoos ka Akhriso Wareegtada 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON