Monday, April 15, 2024

Taliyaha Ciidamada Booliska Somalia oo Dalka Qatar u tegay ka qeybgalka tartanka Ururka Ciyaaraha Carabta [Sawirro]

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar u tagay ka qeybgalka xaflad lagu soo xirayey ciyaarah ururka Sportiga Carabta.

Ciyaarahaasi oo Soomaaliya ka qeyb gashay ayaa xiritaankoodii waxaa kasoo muuqday Taliyaha Booliska Soomalaiyeed, iyadoo ay ahayd markii ugu horeysay ee Somalia ka qeyb gasho Ciyaaraha Ururka Sports-ka carabta oo Booliska Soomaaliya uu metaleyay.

Dhalinyarrada ka socota Booliska Soomaaliya ee ka qeyb galay tartanka ayaa la sheegay inay kaalimo wanaagsan ka galeen.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, sky, outdoor and nature
Image may contain: 6 people, people sitting and indoor
Image may contain: 9 people, people standing
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON