Waxaa marba marka ka danbeysa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan tahriibayaashii ay Doontu kula degtay Badda mediterranean-ka, oo Soomaali badan ay ku jirtay.
Warar Xul ah
Waxaa marba marka ka danbeysa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan tahriibayaashii ay Doontu kula degtay Badda mediterranean-ka, oo Soomaali badan ay ku jirtay.
Mid kamida tahriibayaasha ayaa reerkooda oo degan magaalada Muqdisho oo u qaatay inuu dhintay u dhigeen tacsi, waxaase dhacday in iyadoo tacsidii loo fadhiyo uu qoyskooda la soo hadlay.
Wiilka tacsida loo dhigay nin la dhashay oo lagu magacaabo Maxamed Warsame Sandhool qisadaas yaabka leh uga warramay BBC-da.
HOOS KA DHAGEYSO
Goobjooge.com
Goobjooge Online provides the latest Somali News, Breaking News, Analysis, Views and In-depth coverage of Somalia and around world.
Contact us: [email protected]
© Copyright - Goobjooge.net