Tuesday, March 25, 2025

Somaliland & Puntland oo War-saxaafadeedyo iska horjeeda kasoo saaray Dagaalkii Sanaag. (Akhriso)

Maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay degaanka Kadhada oo u dhow aagga Yube, Gobolka Sanaag, iyadoo dhinac kasta uu sheegtay inuu guul ka gaaray dagaalkaasi.

Afhayeenka ciidamada Somaliland ayaa sheegay inay ciidamada Puntland dagaal ku soo qaadeen aroortii degaanka Kadhada oo 18 Km jira degaana Yube ayna ciidamadooda dharbaaxo ku dhufteen kuwii Puntland, sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray, wuxuuna intaas ku daray inay hub iyo gaadiid ka qabsadeen dhinaca Puntland.

Dhinaca kale Taliska ciidamada Puntladn ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegaa inay ciidamada Somaliland dagaal ku soo qaadeen degaanja Kadhada, iyagoo qasaare xoog leh gaarsiiyey, kana furtay hub iyo maxaabiis gaareysa 50 qof.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDYADA LABADA DHINAC

SOMALILAND

PUNTLAND

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON