Saturday, May 17, 2025

Somaliland oo War kasoo saartay kulankii dhex maray Madaxweyaha Kenya iyo Muuse Biixi (Akhriso)

Madaxtooyada Somaliland ayaa war kasoo saartay kulan maanta Madaxtooyada Kenya ee magaalada Nairobi ku dhex maray madaxweynaha Kenya Uhur Kenyatta iyo Muuse Bixii Cabdi.

“Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi ku marti-qaaday weftigii ka socday Jamhuuriyadda Somaliland ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalintii labaad ku sugan dalka Kenya..” ayaa lagu yiri qoraalka Somaliland.

Kulanka oo ahaa laba geesood ah looga wadahadlay qodobo dhawr ah oo u badan danaha Kenya iyo Somaliland sidii loo xoojin lahaa. “Waxaana la isla meel dhigay in labada wafti ay iskugu yimaadaan kulan labaad maalinta berri oo Salaasa ah taariikhduna tahay 15-ka December 2020, si loo dhammaystiro qodobada labada Madaxweyne ka wada hadleen maanta”.

Ad

Dhinaca kale Madaxtooyada Kenya

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON