Friday, May 23, 2025

Somaliland oo shaacisay inay Ciidamo ka tirsan Puntland ku qabatay Dagaalka Laascaanood

Maamulka Somaliland ayaa Puntland ku eedeysay inay dagaal kusoo qaaday degaanadooda, ayna kla qabteen askar ka tirsan ciidamada Puntalnd ee PSF.

Wasiirka Warfaafinta ioo ah Af-hayeenka Xukuumadda Somaliland Sulaymaan Yusuf Koore ayaa war uu soo saaray ku sheegay in iska difaaceen weerar uga yimid Maamul Goboleedka Puntland.

“Ciidamadda Somaliland oo ku jira iska difaacidda weerarada kaga imanaya kooxaha Argagixisadu waxay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo iskugu jira argagixiso, ciidanka PSF ee Maamul Goboleedka Puntland iyo dad deegaanka ah oo la soo qalday”.” ayuu qoraalkiisa ku yiri Wasiir Sulaymaan Koore

Ad

Wuxuu intaas ku daray in Somaliland ay siidaysay maxaabiistii u dhalatay degaanka kuna dhawaacmay dagaalka ka socda Laascaanood oo eheladoodii lagu wareejiyay maanta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON