Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay fannaancaan ah oo tegay magaalada Muqdisho, markii uu dib ugu laabtay degaanadeeda.
Fannaanka caanka ah ee Qamar suugaani oo shalay dib ugu laabtay Somaliland ayaa isla galabta lagu xiray saldhiga magaalada Berbera, waxaana la sheegay inm loo heysto tegista magaalada Muqdisho iyo xaflado uu ku qabtay halkaasi.
Somaliland ayaa dembi u aragta in tegista Muqdisho iyo sidashada ama xirashada midabka bulluugga ee Calanka Soomaaliya.
Ad

Warar Xul ah