Saturday, January 25, 2025

Siyaasiyiintii ugu badnaa oo mar qura iska casilay Xisbiga Wadajir ee C/raxman C/shakur

Tiradii ugu badneyd ayaa mar qura ka baxay, iskana casilay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida xildhibananada Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen ilaa 19 xubnood oo ka mid xubnaha xisbiga ayna ka mid yihiin laba xildhibaan iyo xoghayihii xisbiga ayaa shaaciyay inay sababo u gaar ah uga tageen xisbiga Wadajr.

Xubnaha iska casilay ee sida wadarta ah uga baxay ururka Wadajir ayaa waxaa ka mida xubno xilal kala duwan ka helay dowladda madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana la sheegay inuu jiray is-maandhaaf ka taagnaa ururka.

Ad

Magacyada xubnaha ka baxay Ururka Wadajir waxa kala yihiin:

1. Sayid Cali Macalin Cabdulle

2. Kamaal Daahir Gutaale

- Advertisement -

3. Abdixakiim Yusuf Cali Ainte

4. Cabdiweli Ibarhim Garyare

5. Xil. Abdiladiif Musse Nuur-Sanyare

6. Xil. Cabdifitaax M Ibraahim Geesey

- Advertisement -

7. Maxamed Cumar Wayaaki

8. Cadisalaam Ibraahim Maxamed

9. Cabdulaahi Cabdi Cabdulle

10. Cawil Maxamed Suudi

11. Hibo Maxamuud Cali Hibo Faray

12. Cali Maxamed Maxamuud-Joqombe

13. Mukhtaar Cabdikariim Cabdulle Ganbo

14. Cabdulaahi Axmed Maxamuud Camey

15. Ismaaciil Faarax Diiriye BK

16. Maxamed Cumar MOHA

17. Xasan Maxamed Salwo

18. Mohamed Salaad Yarow

19. Farhan Cali Xalane

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON