Siyaasi u dhow Afwerki oo shaaciyey Hal sabab oo Farmaajo u qariyey ciidamada uu geeyay Eritrea

Siyaasi iyo xildhibaan hore Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo xiriir dhow la leh Madaxweynaha dalka Ertirea Isaias Afwerki ayaa sheegay hal sabab oo keentay in Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu qariyo ciidamada tababarka loo geeyay dalka Eritrea. Wuxuu sheegay inuu isagu laftiisa u tegay Asmara inuu soo ogaado xaalada ciidamadaasi oo shaki weyn ka … Continue reading Siyaasi u dhow Afwerki oo shaaciyey Hal sabab oo Farmaajo u qariyey ciidamada uu geeyay Eritrea