Thursday, October 10, 2024

Sidee loo qabtay hoggaamiyihii Burcad Badeedka Puntland ee Malaayiinta Dollar qaatay..?

Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa xalay magalada Galkacyo ku qabtay hoggaamiyihii Burcad badeed ka howlgasha xeebaha Puntland oo dhowaan madax furasho ka qaatay Markabkii MV ABDALLA ee laga alahaa dalka Bangaladesh.

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa sheegay in howlgalka uu si nabadgleyo ah ku dhacay oo in muddo ah lagu daba jiray Ninkan, iyadoo laga soo qabtay Xaafadda Israac ee Magalada Galkacyo.

Abshir Cbdi Kheyre (Jowfe) oo 38 jir ah oo la sheegay inuu madax furasho ahaan Markabnkii MV ABDALLA uga qaatayna lacag ka badan 400,000 (Afar boqol oo kun oo doolar) ayey Booliska Puntland gacanta ku dhigeen.

Ad

Bartamihi April, 2024 ayaa koox hubeysan oo burcad badeed Soomaali madax furasho shan milyan oo dollar ah ku sii daayeen Markab nooca xamuulka qaada oo lagu magaaco MV Abdullah, kaas oo muddo bilo ah ay afduub ugu heysteen xeebaha Puntland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON