Friday, March 28, 2025

Sidee Guddoomiye Jawaari u guddoominayaa Qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka ee maanta [Warbixin]

Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa la xaqiijiyay inuu maanta guddoominayo qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka yeelan doono.

Sida ku cad heshiis meel dhex ah oo lagu dhex dhexaadiyey guddoonka Baarlamaanka  Guddoomiye Jawaari ayaa la siiyey guddoonka qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka, kdib markii uu dalbaday, wuxuuna shirku u dhici doonaa:

1- Furitaanka Guddoomiye Jawaari

Ad

2- Aayado Qu’raan ah

3- Ansixinta ajendaha oo ah khudbad jeedinta Guddoomiyaha is casilay ee Jawaari

4- iyo Wareejinta guddoonka oo khubadda kadib lagu wareejin dooni guddoomiye ku xigeenka koowaad

- Advertisement -

Jawari ayaa qorsheysay inuu si xushmad uga dego xilka, isagoo khudbadiisa la wada sugayo kadib dhex geli doona xildhibaannada caadiga ah ee fadhiya kulanka.

Arrintan ayaa ahayd dalab ka yimid guddoomiye Jawaari, inkasoo uu si weyn uga hor yimid guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey, haddana waxaa lagu heshiiyay in arrinta sida uu doonayo Jawaari u dhacdo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON