Sunday, December 3, 2023

Siciid Deni oo shaaciyey Mowqifkiisa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Xamsa Cabdi Barre

Madaxweynaha Puntland ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadlay xiriirka maamulka Puntland iyo dowladda Federaalka, kadib doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud iyo magacaabista Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre.

isagoo ka hadlayay munaabadda 1-da Luulyo 2022 ee magaalada Garowe ayuu sheegay Madaxweynaha Puntland inuu la shaqeyn doono dowladda cusub ee Federaalka oo ay hoggaamiyaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre.

“Waxaan caddayanayaa inaan la shaqaynayo Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha dowladda Federaalka, Dowladda Muqdisho,” ayuu yiri madaxwayne Saciid Deni oo dhinaca kale sheegay inaysan jirin wax uu ka shalleynayo oo ku saabsan sidii ay wax u dhaceen Doorashadii Madaxweynaha.

Ad

Madaxweynaha Puntland ayaa hore looga soo xigtay inuu Xasan Sheekh uga baxay ballantii doorashada, isla markaana aanu kala tahan magacaabista Ra’iisal wasaaraha, ay ka fiirsan doonaan inay la shaqeeyaan, balse ay muddo kooban fursad siin doonaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON