Siciid Deni oo Qarka u saaran in mar kale loo doorto Madaxweynaha Puntland

Waxaa goor dhoweyd magaalada Garowe kusoo gabagaboobay tirinka codadka wareegga labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland. Wareega labaad waxaa isugu soo haray saddex musharax oo kala ah: 1- Saciid C/llaahu Dani oo wareegii koowaad ku hogaaminayay 35 cod. 2- Dr. Guuleed Saalax oo helay 9 cod 3- iyo Abshir Cumar Haruuse oo hela7 8 -cod Natiijadii … Continue reading Siciid Deni oo Qarka u saaran in mar kale loo doorto Madaxweynaha Puntland