Monday, February 17, 2025

Siciid Deni oo Qarka u saaran in mar kale loo doorto Madaxweynaha Puntland

Waxaa goor dhoweyd magaalada Garowe kusoo gabagaboobay tirinka codadka wareegga labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland.

Wareega labaad waxaa isugu soo haray saddex musharax oo kala ah:

1- Saciid C/llaahu Dani oo wareegii koowaad ku hogaaminayay 35 cod.

Ad

2- Dr. Guuleed Saalax oo helay 9 cod

3- iyo Abshir Cumar Haruuse oo hela7 8 -cod

Natiijadii wareegga labaad ee doorashada ayaa noqotay sida soo socota:

- Advertisement -

1- Siciid C/llaahi Deni oo jelay 40 cod

2- Guuleed Saalax 17 cod

3- Abshir Cumar Haruuse 9 cod

Siciid Deni ayaa ugu horeeyay, waxaan kusoo xigay Guuleed Saalax Barre., waxayna u gudbeen wareegga ugu dambeeya oo cod hal dheeri ah ay ku kala bixi doonaan.

- Advertisement -

Waxaa muuqtaa in Siciid Deni uu qarka u saaran yahay in dib loogu doorto Madaxweynaha Puntland, haddii aanu isbedel lama filaan ahi dhicin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON