Saturday, March 22, 2025

Siciid Deni oo muddo Bil ah Dib u dhigay Magacaabidda Golaha Wasiirada cusub

Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa u baahday waqti dheeraad ah si uu u soo dhiso Golihiisa wasiirada cusub ee muddo xileedkiisa labaad.

Qoraal uu Madaxweyne Deni u diray Golaha Wakiilada Puntland ayuu uga codsatay in muddo dheeraad ah loogu daro xilliga dhismaha Xukuumadda oo ku dhammaanaya horaanta bisha Febraayo.

Kulan gaara oo Baarlamaanka Puntland uu saaka yeeshay ayey ku oglaadeen codsiga Siciid Deni, waxaana loo kordhiyey muddo Bil ah si uu u soo dhigo Golaha Wasiirada cusub ee Puntland.

Ad

Wararka ayaa sheegaya in Siciid Deni uu u socdaali doono dalka Imaaraadka Carabta oo ah dal saaxiibo dhow la ah, safarradiisa ugu badanna uu ku qaato.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON