Wareegto uu goor dhoweyd soo saaray Madaxweynaha Puntland Sicidii Cabdullaahi Deni, ayuu ku magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland (Vetting Commitee).
Siciid Deni oo ka tanaasulay Doorashadii ‘Qof iyo Codka’ ahayd ayaa qoraalka uu soo saarya ku sheegay in markuu tixgeliyey Baahida loo qabo in la magacaabo Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Punltand (Vetting Committee) uu soo xubnaha hoos ku qoran oo kala ah: –
1. Isxaaq Axmed Xasan (Guddoomiye )
2. Siciid Xirsi Bulxan (Xubin)
3. Cabdi Cabdullaahi Xaashi (Goley) (Xubin )
4. Cabdirashiid Saleebaan Geelle (Xubin )
5. Faarax Cabdi Dhalac (Xubin)
6. Nabadoon. Maxamuud Maxamed Axmed (Xubin)
7. Axmed Cabdi Cali (Xubin)
8. Yuusuf Suudi Cabdi (Xoghayn)
Xeerkani ayaa dhaqan gelay maanta, markii Madaxweyne Deni, wuxuuna soo afjarayaa jiritaanka Baarlamaanka Puntalnd oo dhowaan kororsaday muddo Hal sano ah.